Daawo Sawirada:Todobaadka Bandhiga Hidaha Africa oo ka socda London iyo Soomaalida oo qayb ka ah.

Bulsha:- Magaalada London ee Caasimada  Dalka Britain  ayaa waxaa ka socda maalmahaan nashqadaynta dharka Hidaha iyo Dhaqanka Africa, kuwaasi oo ah kuwo Noocyabadan oo Muujinaya Dhaqanka Africa guud ahaan iyo Gaar ahaa kan soomaalida.

Shukri Maxamed Xaashi oo ah Gabadh soomaaliyeed ayaa waxa ay ka qayb qaadanaysaa Bandhigaasi ka socda London iyada oo matalaysa Fashion ka Soomaalida .

Waxyaabaha ay Soobandhigayso Shukri ayaa ah dharka loo xidho Gabdhaha SDoomalida ah Xiliyada Arooska oo loo yaqaan Taashka , taasi oo ay ku ladhanyihiin dhaqanka Soomaalida , waxaana taashkaas qaarkiis ku jira dharka loo yaqaan Hidaha iyo Dhaqanka .











_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment