Bulsha:- Waxaa hoyga sirta Nolosha Allshukaansi ay soo ogaadeen in Dumarka aad u jecelyihiin Ragga ka qeyb qaata Nadaafada guriga kuwaasi oo dareen farxadeed dareemaya .
Daraasado la sameeyay ayaa sheegaya in ninka oo ka qeyb qaata shaqada nadiifinta iyo hagaajinta guriga in ay dareensiineyso farxad ragga kale aysan haysan ee aan sameyn arinkaan oo kale .
Arintaan ayaa ninka ka sacideysa in uu ka taqaluso dhamaan cadaadisyada nafsiyanka ah ee ka imaan lahaa gabadha xiliga guurka ka dib.
Sidoo kale daraasadda ayaa sheegeysa in ninka nadiifinta guriga ay u tahay hab uu uga baxsado mashaakilaadka lamanatiisa waxa ayna dareensiineysaa tani xasilooni .
Hadaba Ragga jaanis ayay u tahay arintan ay maanta Allshukaansi.com kuu soo bandhigtay waxaana suura gali doonta in uu saxmo jawiga guud ee dareenka nolosha.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment