DAAWO:- Fannaanada Farxiya Kabayare oo loo diiday inay Show ku qabato Muqdisho

Bulsha:- Fannaanada codka dananka leh ee Farxiya Kabayare ayaa barteeda Facebook ku shaacisay in showgii ay taageerayaasheeda ugu qaban laheyd Muqdisho sanadka cusub ee 2016-ka laga hor istaagay, isla markaana hotelkii ay qabsatay loo diiday in ay ku qabato bandhig faneedkeeda. Kabayare ayaa taageerayaasheeda u sheegtay in hotelka City Plaza kaliya lagu qabto bandhig faneedyada, sidaasi darteedna loo sheegay in aysan kusoo lug go’in maadaama ay imaanayaan fannaaniin kale.


Halkaan ka Daawo




_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment